HomeWararCiidanka Dowladda oo mar kale dib ula wareegay Yasooman

Ciidanka Dowladda oo mar kale dib ula wareegay Yasooman

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan, ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Yasooman ee Bariga gobolka Hiiraan, kaasi oo ka mid ahaa degaanada ay Ciidanka Dowladdu qabsadeen balse dib uga baxay gacantooda. Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawislayda oo is kaashanaya ayaa si toos ah ula wareegay degaanka, waxaana ka socda howgallo […]

- Advertisement -

Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan, ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Yasooman ee Bariga gobolka Hiiraan, kaasi oo ka mid ahaa degaanada ay Ciidanka Dowladdu qabsadeen balse dib uga baxay gacantooda.

Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawislayda oo is kaashanaya ayaa si toos ah ula wareegay degaanka, waxaana ka socda howgallo ballaaran sida saraakiisha hor kacaysa howlgalkaasi ay sheegeen.

- Advertisement -

Warbaahinta dowladda Soomaaliya qortay in Yasooman ay kamid tahay deegaanadii dhawaan ciidanku dowladdu kasoo baxeen, taasoo saraakiisha ciidanku ku sheegeen xeelad dagaal.

Ciidamada ayaa haatan baaris iyo miino saar ka wada gudaha magaalada.

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories