HomeWararQaraxii 3aad oo Baladweyne ka dhacay iyo Khasaare ka dhashay

Qaraxii 3aad oo Baladweyne ka dhacay iyo Khasaare ka dhashay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Warar Kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax aad u xooggan oo goordhaweyd ka dhacay Magaaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wararka ka imaanaya Baladweyne ayaa soo sheegaya in Qaraxii 3aad uu hadda ka dhacay, waxaana kasoo baxaya faah faahiinno kala duwan oo ku aaddan Qaraxaasi. Qaraxa 3aad ayaa loo Adeegsaday sida wararku tilmaamayaan Gaari waxyaabaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar Kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax aad u xooggan oo goordhaweyd ka dhacay Magaaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Wararka ka imaanaya Baladweyne ayaa soo sheegaya in Qaraxii 3aad uu hadda ka dhacay, waxaana kasoo baxaya faah faahiinno kala duwan oo ku aaddan Qaraxaasi.

- Advertisement -

Qaraxa 3aad ayaa loo Adeegsaday sida wararku tilmaamayaan Gaari waxyaabaha Qaraxa laga soo buuxiyay, waxaana si gaar ah uga dhacay goob ay ku sugnaayeen sad u gurmanayay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii saaka.

Dad Goob joogayaal ah ayaa soo sheegaya in ay maqlayaan jugta dhawaqa Qaraxasi, waxaana sidoo kale la arkayaa Uuro iyo Qiiq cirka isku shareeray, kuwasi oo ka dhashay Qaraxa.

Wali lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi, waxaana wali socda gurmadka loo fidinaya dadkii ku waxyeeloobay weerarkaasi.

- Advertisement -

Saaka ayay ahayd markii Qaraxyo waa weyn ay ka dhaceen Xerada lama galaay, kuwaasi oo loo Adeegsaday Gawaari lagu soo raray waxyaabaha Qarxa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts