HomeWararCali Guudlaawe oo Baaq u diray Shacabka Gobolka Hiiraan Kadib Qaraxyadii Maanta

Cali Guudlaawe oo Baaq u diray Shacabka Gobolka Hiiraan Kadib Qaraxyadii Maanta

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Marxuum Dr Sakariye Maxamed Axmed, Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame, Gudoomiye Ku Xigeenkii Maaliyadda iyo Siyaasada Gobolka Hiiraan Marxuum Abuukar Maadey iyo dhamaan muwaadiniintii ku shahiiday qaraxyadii maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Alshabaab ay caadeysteen daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigaye, waxaana intaasi uu ku daray in Alshabaab ay dagaaladii u dambeeyay ee lagula galay deegaanada Gobolka Hiiraan ay ku jabeen.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in si wadajir ah ay uga qeybgalaan howlgallada iyo dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay dhamaan dadkii ku shahiiday qaraxyadii argagixiso in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, Inta dhaawacyadu ka soo gaareenna uu Eebbe u boogo dhayo.

Latest stories