HomeWararShir lagu lafa-gurayo dhaqaalaha Dowladda oo Maanta u furmay Somalia & IMF

Shir lagu lafa-gurayo dhaqaalaha Dowladda oo Maanta u furmay Somalia & IMF

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa maanta ka furmay shirka  dowladda Federaalka hay’adda lacagta adduunka ee IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda dalka. Shirka ayaa waxaa lagu lafa-gurayo heerka siyaasadda dhaqaalaha iyo dib-u-habayntiisa Soomaaliya, sida ay ku warrantay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumada Fadaraalka Dr. Cilmi Maxamuud Nuur […]

- Advertisement -

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa maanta ka furmay shirka  dowladda Federaalka hay’adda lacagta adduunka ee IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda dalka.

Shirka ayaa waxaa lagu lafa-gurayo heerka siyaasadda dhaqaalaha iyo dib-u-habayntiisa Soomaaliya, sida ay ku warrantay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumada Fadaraalka Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa sheegay in shirka diiradda lagu saaray xoojinta dhaqaalaha mustaqbal ka dhaw ee dalka.

Wasiirka ayaa u mahadcelinayay dhammaan hay’adaha Dowladda ee shirka kala qeyb galay, sida Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Bangiga dhexe, Xafiisyada Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxtooyada.

Latest stories