HomeCaalamkaMadaxweynaha Iiraan oo Digniin culus kasoo saaray rabshado ka socda Dalkiisa

Madaxweynaha Iiraan oo Digniin culus kasoo saaray rabshado ka socda Dalkiisa

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra’iisi ayaa ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka dhaca.

Ra’iisi ayaa wuxuu sheegay haddii rabshadaha dalka ka socda ay istaagi waayaan uu ku qasbanaanayo ciidamada amniga inuu amar ku siiyo soo afjariidda rabshadaha labada toddobaad soconaya.

Dalka Iran waxaa ka dhacaya mudaharaadyo rabshada wata oo salka ku hayo haweeney booliska gacantooda ku jirtay oo dhimatay.

Geerida Mahsa Amini ku timid laba toddobaad ka hor waxay horseedday in dalka Iran oo dhan ay ka dhacaan dibadbaxyo marki dambe iisu baddalay kacdoon guud oo looga soo horjeeda nidaamka dalka Iran ka arrimiyo.

Tan iyo marka ay dalka Iran ka billowdeen mudaharaadyada rabshadaha wata waxaa dhintay dad ka badan 70 qof, iyada oo laamaha ammaankana ay xirxireen dad ka badan 1,200 oo qof.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories