HomeWararRoobab xoogan oo ka da’ay Gobolada Maamulka Puntland, xilli ay jirtay Abaar...

Roobab xoogan oo ka da’ay Gobolada Maamulka Puntland, xilli ay jirtay Abaar baahsan

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Roobab xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’ayey deegaano badan oo ka tirsan Gobolada dowlad Goboleedka Puntland, xilli muddooyinkii dambe ay deegaanada Maamulkaas ka jireen abaaro baahsan iyo biyo la’aan. Roobabka ayaa ahaa kuwo lagu diirsaday ayaa ka da’ay deegaanada Gobolada Nugaal, Mudug, Bari, Sool iyo Cayn gaar ahaan dhanka Hawdka, waxaana roobabka ay […]

- Advertisement -

Roobab xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’ayey deegaano badan oo ka tirsan Gobolada dowlad Goboleedka Puntland, xilli muddooyinkii dambe ay deegaanada Maamulkaas ka jireen abaaro baahsan iyo biyo la’aan.

Roobabka ayaa ahaa kuwo lagu diirsaday ayaa ka da’ay deegaanada Gobolada Nugaal, Mudug, Bari, Sool iyo Cayn gaar ahaan dhanka Hawdka, waxaana roobabka ay biyo farabadan dhigeen waddooyinka waaweyn ee deegaanadaas, sida lasoo weriyey.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in roobabka lagu qabowsaday, isla markaana dad iyo duunyo ay ku diirsadeen, maadaama muddooyinkii dambe Puntland iyo qeybo badan oo kamid ah Soomaaliya ay ka jireen abaaro saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah.

Abaarta sanadkaan ku dhufatay dalka Soomaaliya ayaa gaartay meel adeg, waxaana gobolada qaarkood dad ugu dhinteen haraad iyo caajo, iyadoona xusid mudan tahay in abaarta ay ku le’deen xoolo farabadan oo ay lahaayeen dadka xoolo dhaqato ah.

Latest stories