HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Shil khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Somaliland

Faah faahin kasoo baxeysa Shil khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Somaliland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka aan ka heleyno degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil ee Maamulka Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas arroornimadii hore ee saaka uu ka dhacay Shil gaari, kadib markii uu gaari meel buur ah kala dhacay dad shacab ah. Gaari nooca Bus ah oo ku socday xawaare sare oo ay saarnaayeen dad rakaab ah ayaa […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil ee Maamulka Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas arroornimadii hore ee saaka uu ka dhacay Shil gaari, kadib markii uu gaari meel buur ah kala dhacay dad shacab ah.

Gaari nooca Bus ah oo ku socday xawaare sare oo ay saarnaayeen dad rakaab ah ayaa mar qura ka dhacay buur ku taalla degmada Sheekh, isla markaana waxaa gebi ahaan rogmaday gaariga ay saarnaayeen dadka, kaasi oo kusii jeeday Magaalada Burco.

- Advertisement -

Inta la xaqiiiyey 11 qof ayaa ku dhaawacmay shilka ka dhacay degmada Sheekh, waxaana dadkaas gurmad u sameeyay dad goobta si dhaqsi ah u gaaray, dhaawacyada ayaa waxaa la gaarsiiyey Isbitaalka Magaalada Burco, si looghu daaweeyo.

Somaliland ayaa waxaa maalmihii dambe kusoo batay shilalka khasaaraha kala duwan dhaliya, maalmo kahor ayey aheyd markii gudaha Magaalada Hargeysa uu ka dhacay shil gaari oo ay ku dhaawacmeen laba ruux, kadib markii gaari nooca xamuulka uu fariis goostay guri ku yaalla halkaas.

Latest stories