HomeWararDagaal u dhexeeya Ciidanka DF & Al-shabaab oo ka socda deegaan hoostega...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka DF & Al-shabaab oo ka socda deegaan hoostega Moqokori

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka dowladda Federaalka, Ciidanka deegaanka ee macwiileyda ah iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa deegaan 40-KM dhanka bariga ka xiga deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii sida la sheegay xubno ka tirsan Al-shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Saldhiga Ciidanka […]

- Advertisement -

Dagaal u dhexeeya Ciidanka dowladda Federaalka, Ciidanka deegaanka ee macwiileyda ah iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa deegaan 40-KM dhanka bariga ka xiga deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii sida la sheegay xubno ka tirsan Al-shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Saldhiga Ciidanka deegaanka ee macwiileyda ku lahaayeen deegaanka Ceel-qooxle ee hoostega Moqokori ee Gobalka Hiiraan.

- Advertisement -

Dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la isku adeegsanayaa dagaalka u dhxeeeya Ciidanka dowladda, kuwa deegaanka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab, illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

Ciidanka dowladda Federaalka ayaa maalmo kahor Al-shabaab kala wareegay deegaanka Moqokori oo ay muddo ku sugnaayeen, waxaana warbaahinta dowladda ay sheegtay in howlgal ka dhacay Moqokori lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab.

Deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Hiiraan, Galgaduud, iyo Mudug ee maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa waxaa ka socda howlgalo ka dhan ah Al-shabaab, waxaana halkaas ka dhacay dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay.

Latest stories