HomeWararXildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo geeriyooday & MW Guudlaawe oo ka hadlay

Xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo geeriyooday & MW Guudlaawe oo ka hadlay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo lagu magacaabi jiray Xasan Faarax Salaad, kaasi oo la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu xanuunsayey. Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Xildhibaan Xasan Faarax Salaad oo ka tirsanaa Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa tilmaamay […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo lagu magacaabi jiray Xasan Faarax Salaad, kaasi oo la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu xanuunsayey.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Xildhibaan Xasan Faarax Salaad oo ka tirsanaa Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Xasan Faarax Salaad uu door muuqda kasoo qaatay aas-aaska iyo dowlad dhiska Hirshabeelle isagoo muddo u adeegayay shacabka iyo dowladda.

Madaxweynaha ayaa si gaar ay ugu taciyeeyay Golaha Baarlamaanka Hirshabeelle ee uu ka tirsanaa, qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka, waxaana uu alle uga baryay in Jannatul Fardawsa uu ka waraabiyo.

Latest stories