HomeWararCali Guudlaawe oo ATMIS kala shiray dagalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Cali Guudlaawe oo ATMIS kala shiray dagalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo  Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS ayaa yeeshay Kulan looga hadlay arrimaha amniga, howlgalada ka dhanka ah Alshabaab iyo sida la isaga kaashan lahaa xoojinta howlgalada  Alshabaab looga saarayo deegaanada ay wali kaga sugan yihiin Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Taliska ATMIS in door muuqda ay ku yeeshaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo  Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS ayaa yeeshay Kulan looga hadlay arrimaha amniga, howlgalada ka dhanka ah Alshabaab iyo sida la isaga kaashan lahaa xoojinta howlgalada  Alshabaab looga saarayo deegaanada ay wali kaga sugan yihiin Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Taliska ATMIS in door muuqda ay ku yeeshaan howlgalada alshabaab looga saarayo deegaanada Hirshabeelle waxa uuna intaa raaciyay in hada wixii ka dambeeyo loo wada istaago sidii Degnaada maamulkiisa looga saari lahaa dagaalamayaasha Alshabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts