HomeWararAbiy Ahmed oo ka hadlay Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ku tagay dalkiisa

Abiy Ahmed oo ka hadlay Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ku tagay dalkiisa

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd gaaray magaalda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Waa safarkii ugu horreeyay ee rasmi ah oo madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tago dalka Itoobiya tan iyo intii dib loo soo doortay.

- Advertisement -

Waxaa safarkaasi dhankiisa ka hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay Socdaalka Xasan Sheekh.

“Itoobiya waxay si diirran kuugu soo dhawaynaysaa socdaalkan shaqo ee labada maalmood ah” ayuu bartiisa Twitter kusoo qoray Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed kadib markii uu garoonka kusoo dhaweeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Safarka madaxweynaha ayaa kusoo beegmaya xilli ay dagaallo ka dhan ah Al-shabaab ay kasocdaan gobollada dhexe ee Soomaaliya, iyada oo magaalooyin iyo deegaanno dhowr ah laga saaray Al-shabaab.

Latest stories