HomeWararMaxay tahay digniinta Culus ee kasoo baxday Hay’adda NISA?

Maxay tahay digniinta Culus ee kasoo baxday Hay’adda NISA?

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hay’adda Nabad-suggidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa digniin cusub soo saartay, kadib markii howlgal ay sameysay ay ku qabatay 10 qof oo ay sheegtay inay la macaamilayeen maleeshiyada Al-shabaab, sida ay kusoo sheegtay qoraal hay’adda kasoo baxay. “Waxaa la qab-qabtay ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay AL-Shabaab” ayaa […]

- Advertisement -

Hay’adda Nabad-suggidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa digniin cusub soo saartay, kadib markii howlgal ay sameysay ay ku qabatay 10 qof oo ay sheegtay inay la macaamilayeen maleeshiyada Al-shabaab, sida ay kusoo sheegtay qoraal hay’adda kasoo baxay.

“Waxaa la qab-qabtay ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay AL-Shabaab” ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay bogga rasmiga ah ee Twitterka ee hay’adda, kaas oo intaas ku daray;

- Advertisement -

“Hadda kadib waxaa tallaabo waafaqsan sharciga dalka laga qaadayaa cid waliba oo u tagta, adeecda, u adeegta ama u fududeysa hawlaha ay ku dhibaateynayaan amniga iyo badqabka shacabka.”

Toddobaadkii hore ayay sidoo kale howlgal ay NISA sameysay kusoo qabatay 10 ka tirsan dagaalamayasha Al-shabaab, hub iyo rasaas ay wateen kuwaas oo laga qabay saddex guri oo kala duwan oo ay daganaayeen, iyada oo sheegtay ‘inay fashilisay howlgal ay damacsanaayeen inay fuliyaan’, kaas oo ay ka war heshay.

Latest stories