HomeWararFaah Faahin: Ganacsade goordhaweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho

Faah Faahin: Ganacsade goordhaweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Saaaka loo gaystay mid ah mid ah Ganacsatada Magaaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo la xariir dilkaasi. Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Saaka koox huebysan ay Degmada Wadajir gaar ahaan Suuqa Weyn ay ku dileen Ganacsade si weyn looga garanayay […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Saaaka loo gaystay mid ah mid ah Ganacsatada Magaaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo la xariir dilkaasi.

Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Saaka koox huebysan ay Degmada Wadajir gaar ahaan Suuqa Weyn ay ku dileen Ganacsade si weyn looga garanayay suuqa, kaasi oo ka mid ahaa Ganacsatada.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Daahir Abdullahi mohamud waxaana uu ku magic-dheeraa “Daahir jugle”.

Dad goob joogayaal ah ayaa shaaciyay in Ganacsadaha ay dileen koox Bistoolado ku hubeysan,kuwaasi oo sida la sheegauy goobta isaga baxday markii ay dilka fuliyeen.

Laamaha ammaanka ayaa gaaray goobta uu falkaasi dilka ahi ka dhacay, waxaana ay sameeyeen howlgallo ay ku baadi goobayaan dableydii weerarkaasi fulisay, inkastoo ilaa iyo hadda aan lashaacin cid loo soo qabtay dilka Ganacsadahaasi.

- Advertisement -

Dilkaan ayaa imaanaya iyadoo maalmihii ugu dambeeyay Muqdisho ay ka dhacayeen dilal qoprsheysan oo loo gaysanayay nabaddoonnada iyo ganacsatada.

Latest stories