HomeWararGuddoomiye Madaale oo Digniin u diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Guddoomiye Madaale oo Digniin u diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir gudoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir, oo looga hadlay horumarinta Daqliga, Amniga, Nadaafada iyo Taakuleenta Barakacayaasha. Kulankan oo ujeedkiisu ahaa islaxisaabtan, ayaa Duqa Magaalada Muqdisho Sheikh Yuusuf Madaale ayaa mid mid warbixin ku saabsan soo xareenta daqliga, iyo caqabadaha jira ka dhageestay guddoomiyaasha […]

- Advertisement -

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir gudoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir, oo looga hadlay horumarinta Daqliga, Amniga, Nadaafada iyo Taakuleenta Barakacayaasha.

Kulankan oo ujeedkiisu ahaa islaxisaabtan, ayaa Duqa Magaalada Muqdisho Sheikh Yuusuf Madaale ayaa mid mid warbixin ku saabsan soo xareenta daqliga, iyo caqabadaha jira ka dhageestay guddoomiyaasha degmooyinka, iyo agaasimayaasha Daqliga gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) waxa uu sheegay in lala xisaabtami doono mas’uulkii lagu helo musuq-maasuq iyo wax isdabarin.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobolka, waxaana Guddoomiyeyaasha la faray inau dardar-geliyaan howlaha shaqo ee muhiimka ah.

Latest stories