HomeWararMW Saciid Deni oo xilkii ka qaaday Wasiir aad ugu dhawaa Wasiiro...

MW Saciid Deni oo xilkii ka qaaday Wasiir aad ugu dhawaa Wasiiro cusubna magacaabay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 59 ee 23da Sibteembar 2022 kuna magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland. Markuu arkay:  Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad. Marku arkay:  Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda    shaqo. Markuu tixgeliyey:  Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Puntland. Markuu garawsaday:  Shaqada baaxadda weyn ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 59 ee 23da Sibteembar 2022 kuna magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland.

Markuu arkay:  Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad.

- Advertisement -

Marku arkay:  Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda    shaqo.

Markuu tixgeliyey:  Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Puntland.

Markuu garawsaday:  Shaqada baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda.

- Advertisement -

Marku la tashaday:  Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland

Wuxuu Xeeriyey:

B    Bedel

1- Waxaa Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad loo bedelaya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

T) Magacaabid

2- Waxaa Cabdi Faarax Juxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

3- Waxaa Maxamed Siciid Maxamed (Faroole) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga

4- Waxaa Maxamed Cabdiwahaab Axmed loo magacaabay Wasiiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

5- Waxaa Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil (Sheikh Aduun) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.

6- Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo aad ugu dhawaa Madaxweyne.

Latest stories