HomeWararDowladda Imaaraadka oo Safiir cusub usoo magacaawday Soomaaliya

Dowladda Imaaraadka oo Safiir cusub usoo magacaawday Soomaaliya

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa usoo magacawday, Axmed Jumca inuu noqdo safiirka u fadhin doona dalka Soomaaliya. Safiir, Axmed Jumca ayaa ka mid ahaa dhowr safiir oo shalay ka hor dhaartay Madaxweynaha dalkaas Maxamed Bin si ay gutaan howlaha cusub ee loo igmaday. Madaxweynaha dalka Imaaraatka Carabta, Maxamed Bin Zayed ayaa u rajeeyay safiirka cusub inuu […]

- Advertisement -

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa usoo magacawday, Axmed Jumca inuu noqdo safiirka u fadhin doona dalka Soomaaliya.

Safiir, Axmed Jumca ayaa ka mid ahaa dhowr safiir oo shalay ka hor dhaartay Madaxweynaha dalkaas Maxamed Bin si ay gutaan howlaha cusub ee loo igmaday.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Imaaraatka Carabta, Maxamed Bin Zayed ayaa u rajeeyay safiirka cusub inuu Ilaah la garab galo shaqadiisa cusub, isagoo kula dardaarmay inuu ka shaqeeyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dowladood ee Imaaratka iyo Soomaaliya.

Safiirka cusub ee imaaraadka Carabta u fadhin doona Soomaaliya ayaa lagu soo wadaa inuu soo gaaro Magaalada Muqdisho, isla markaana Warqadihiisa aqoonsiga uu ka guddoomo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories