HomeWararDuqa Muqdisho oo Wasiirka Haweenka kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin...

Duqa Muqdisho oo Wasiirka Haweenka kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin la dagaalanka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan sidii Haweenka ay qeyb uga noqon lahaayeen xoojinta Amniga iyo la dagaalanka Al-Shabaab la qaatay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqal Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Marwo Khadiija Maxamed Diiriye. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan sidii Haweenka ay qeyb uga noqon lahaayeen xoojinta Amniga iyo la dagaalanka Al-Shabaab la qaatay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqal Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Marwo Khadiija Maxamed Diiriye.

Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir, ayaa ugu horeyn lagu bogaadiyay howlgala dib u xureynta ah ee ka socda Gobolada Dalka kaas lagu cirib tiraayo Argagixisada, sidoo kale kulankan ayaa looga hadlay sidii gargaar loo gaar siin lahaa dadka Barakacayaasha ah ee kunool Degmooyinka Muqdisho.

Latest stories