HomeCaalamkaDowladda Maraykanka iyo Taliban oo maxaabiis isweydaarsaday

Dowladda Maraykanka iyo Taliban oo maxaabiis isweydaarsaday

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ururka Taliban ayaa Isniintii shalay sii daayey Mark Frerichs, oo ahaa muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo gacanta ugu jiray ururkaas, iyaga oo ku bedeshay Bashir Noorzai oo ka tirsanaa ururka Taliban, kaas oo ku jiray xabsi ku yaalla dalka Maraykanka, ka dib markii lagu xukumay madaxaa haku furto ama xabsi daa’in. Wasiirka Arrimaha Debedda […]

- Advertisement -

Ururka Taliban ayaa Isniintii shalay sii daayey Mark Frerichs, oo ahaa muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo gacanta ugu jiray ururkaas, iyaga oo ku bedeshay Bashir Noorzai oo ka tirsanaa ururka Taliban, kaas oo ku jiray xabsi ku yaalla dalka Maraykanka, ka dib markii lagu xukumay madaxaa haku furto ama xabsi daa’in.

Wasiirka Arrimaha Debedda ee xukuumadda Taliban Amir Khan Muttaqi ayaa warbaahinta ugu sheegay magaalada Kabul, in xukuumaddiisa iyo dawladda Maraykanku inay maxaabiista isku dhaafsadeen garoonka diyaaradaha ee caasimadda Afghanistan.

- Advertisement -

Maxbuuska la sii daayey oo ahaa muwaadinkii ugu dambeeyey ee Maraykan ah oo gacanta ugu jiray ururka Taliban, ayaa da’iidu ay ahayd 60 jir isaga oo ahaa Injineer, hore uga tirsanaa ciidamada badda ee Maraykanka, wuxuuna gacanta u galay kooxda Taliban, sannadkii 2020, xilligii oo ay ciidamada Maraykanka iyo NATO ay la dagaalamayeen kooxda Taliban.

Latest stories