HomeWararTaliyaha Ciidanka dhulka oo ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka dhulka oo ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka AL-Shabaab ka soo yeeray, kaasi oo uu kaga hadlay dagaaladii dhawaan dhacay. Taliyaha oo la hadlay warbaabinta Qaranka aya sheegay in hadalka Al-Shabaab uu yahay ‘Cataaw’ ay ka keenatay guul darrada kasoo gaartay dagaaladii ugu dambeeyay, waa sida uu […]

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka AL-Shabaab ka soo yeeray, kaasi oo uu kaga hadlay dagaaladii dhawaan dhacay.

Taliyaha oo la hadlay warbaabinta Qaranka aya sheegay in hadalka Al-Shabaab uu yahay ‘Cataaw’ ay ka keenatay guul darrada kasoo gaartay dagaaladii ugu dambeeyay, waa sida uu hadalka u dhigaye.

- Advertisement -

Jeneraal Biixi ayaa dhanka kale ka faah faahin ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolada Hiiraan iyo Galgaduud,waxa uu taliyu carabka ku dhuftay howlgalkii degaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan oo jab xooggan loogu geeysatay AL-Shabaab.

Taliyaha ayAa ugu dambeyntii sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka soconayo degaanada Hirshabeelle iyo Galmudug,ciidamada qarankana ay diyaar u yihiin sidii Al-shabaab ay kaga saari lahaayeen degaanada gacanta ugu jira.

 

- Advertisement -

 

Latest stories