HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada London

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada London

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada London halkaasi oo maanta uu kaga qaybgeli doono aaska boqoraddii UK Queen Elizabeth II. Madaxweynaha ayaa ka duulay magaalada Washington DC oo uu ku sugnaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay. Madaxweynaha ayaa la filayaa in duugta Queen Elzabeth II kadib uu kusoo laabto dalka Maraykanka, isaga oo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada London halkaasi oo maanta uu kaga qaybgeli doono aaska boqoraddii UK Queen Elizabeth II.

Madaxweynaha ayaa ka duulay magaalada Washington DC oo uu ku sugnaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay. Madaxweynaha ayaa la filayaa in duugta Queen Elzabeth II kadib uu kusoo laabto dalka Maraykanka, isaga oo imanaya magaalada New York oo uu kaga qaybgeli doonto shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Washington kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Maraykanka oo uu ka mid yahay Xoghayaha Arrimaha Dibedda, Xoghayaha Gaashaandhigga, La-taliyaha Amniga Qaranka, iyo mas’uuliyiin kale.

Latest stories