HomeWararGuddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Warbixin ka dhageystay Guddiyo

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Warbixin ka dhageystay Guddiyo

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo  Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame  ayaa manta kulan gaar ah la qaatay Guddiyadii gaarka ah ee Goluhu u-xil-saaray arrimaha Garsoorka iyo natiijadii La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kal-fadhiga 50-aad. Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhegaystay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo  Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame  ayaa manta kulan gaar ah la qaatay Guddiyadii gaarka ah ee Goluhu u-xil-saaray arrimaha Garsoorka iyo natiijadii La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kal-fadhiga 50-aad.

Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhegaystay Guddiyada, taas oo ku saabsan shaqadii loo xil-saaray iyo halka wax u marayaan,wuxuuna uga mahadceliyey sida ay isaga xil-saareen hawshan baaxadda leh iyo wixii uga qabsoomay.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii,  waxaa la go’aamiyey in la fadhiisiyo Golaha Wakiilllada si loo soo geba-gebeeyo hawlaha  qabyada ka ah Golaha Kalfadhiga 50-aad, sidaas daraadeed waxaa la isla qaatay in  maalinta Isniinta ee 26 Sep, 2022 uu Goluhu dib u fadhiisto haddii Alle Idmo.

Latest stories