HomeWararMadaxweyne William Ruto oo safarkiisii ugu horreeyay ku tegaya Dal ku yaalla...

Madaxweyne William Ruto oo safarkiisii ugu horreeyay ku tegaya Dal ku yaalla Yurub

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dalka Kenya, William Kipchirchir Samoei Arab Ruto ayaa waxa uu maanta Safarkiisii u horeeyey ku tegi doonaa dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka. Booqashada ayaa timid isbuuc kadib, markii loo dhaariyey Xilka Madaweynaha ee dalka Kenya. Waxa uu lugtiisa Koowaad ku tegi doonaa caasimada dalka UK ee London,  halkaasi oo uu berrito kaga qeyb geli doono […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya, William Kipchirchir Samoei Arab Ruto ayaa waxa uu maanta Safarkiisii u horeeyey ku tegi doonaa dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka.

Booqashada ayaa timid isbuuc kadib, markii loo dhaariyey Xilka Madaweynaha ee dalka Kenya.

- Advertisement -

Waxa uu lugtiisa Koowaad ku tegi doonaa caasimada dalka UK ee London,  halkaasi oo uu berrito kaga qeyb geli doono Aaska Qaran ee loo samaynayo Boqoradii geeriyootay ee dalkaasi, Queen Elizabeth II.

Ilaa 500 oo Wafuud Caalami ah ayaa ka qeyb geli doona aaskaasi, iyadoo Boqorka cusub ee dalka UK,  King Charles III qaabili doono Madaxda Shisheeyaha ee ka qeyb galayo Aaska Queen Elizabeth Ii.

Dhinaca kale,  Madaxweynaha dalka Kenya waxa uu Safar kiisa 2aad ku tegi doona dalka Maraykanka,  isagoo dhigiisa dalkaasi, Joe Biden kula kulmi doona Xarunta Aqalka Cad ee magaalladda Washington.

- Advertisement -

Sidoo kale, waxa uu ka qeyb geli doonaa Shirweynaha 77-aad ee Golaha Guud ee QM (The 77th United Nations General Assembly (UNGA) oo ka furmi doona Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York.

W/Q: Ustaad Nuuradiin

Latest stories