HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo James Swan kala hadlay la dagaalanka Al-shabaab

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo James Swan kala hadlay la dagaalanka Al-shabaab

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa Maaanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Madaxweynaha iyo Ergayga ayaa ka wada hadlay abaaraha dalka ku dhuftay iyo sida Qaramada Midoobay ay gacan uga gaysan lahayd arrimaha bini’aadanimada, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada. Sidoo kale, […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa Maaanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Madaxweynaha iyo Ergayga ayaa ka wada hadlay abaaraha dalka ku dhuftay iyo sida Qaramada Midoobay ay gacan uga gaysan lahayd arrimaha bini’aadanimada, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada.

- Advertisement -

Sidoo kale, Qoorqoor iyo Ergayga gaarka ah waxay kawada hadleen la dagaalanka Al-shabaab iyo sidii looga xorayn lahaa guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan Galmudug, iyadoo Galmudug ay dagaal kula jirto Shabaabka.

Ugu danbayn, Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Ergayga James Swan ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sida hormar looga samayn lahaa dowlad dhiska Soomaaliya.

Latest stories