HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo kulamo siyaasadeed ka wada Magaalada Muqdisho

Madaxweyne Lafta-gareen oo kulamo siyaasadeed ka wada Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhaba ku qaabbilay wafdi ka socday Safiirrada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amp, James Swan. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirrada Beesha Caalamka oo ay sidoo kale ka qeybgaleen Wasiirro,Agaasimaha Madaxtooyada iyo La-taliyaasha Madaxweynaha ayaa looga hadlay Xoojinta […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhaba ku qaabbilay wafdi ka socday Safiirrada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amp, James Swan.

Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirrada Beesha Caalamka oo ay sidoo kale ka qeybgaleen Wasiirro,Agaasimaha Madaxtooyada iyo La-taliyaasha Madaxweynaha ayaa looga hadlay Xoojinta howlgallada ka dhanka ah dagaalamaayasha Al-shabaab,wax u qabashada dadka ay Abaartu saamaysay iyo daadejinta adeegyada dowladda.

- Advertisement -

Lafta-gareen ayaa Muqdisho uga qaby galay shirkii Golaha Wadatashiga qaran ee shalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

 

Latest stories