HomeWararDowladda Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh

Dowladda Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee XFS Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka uu madaxweynaha dalka , Xasan Sheekh Maxamuud ku joogo magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Wasiirka warfaafinta XFS ayaa sheegay in madaxweynaha iyo wafdigiisu ay Nairobi u tageen marti qaad ay ka heleen dhiggiisa dalka Kenya, si ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee XFS Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka uu madaxweynaha dalka , Xasan Sheekh Maxamuud ku joogo magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Wasiirka warfaafinta XFS ayaa sheegay in madaxweynaha iyo wafdigiisu ay Nairobi u tageen marti qaad ay ka heleen dhiggiisa dalka Kenya, si ay ugu qeyb galaan dhaarinta iyo caleema-saarka madaxweyne William Ruto oo dhowaan la doortay.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay wasiirku in labada madaxweyne ay khadka taleefanka ku wada hadleen,iyagoo ka sheekeystay sii xoojinta xiriirka labada dowladood iyo sidii ay isu kaashan lahaayeen, isagoo xusay inuu jiri doono kulan gaar ah.

“Sidaad ogtihiin Soomaaliya iyo Kenya waxaa ka dhexeeya xiriir aad u dhow, kaas oo ah waddan aan walaalo nahay oo ay waxyaabo badan innaga dhexeeyaan, marka ka qeyb-galka caleema saarka madaxweynaha waxay tusaale u tahay sida uu usii xoogeysanayo xiriirka labada dal, loona doonayo in labada shacab iyo labada dalba ay muujiyaan iskaashi dhinac kasta ah”.

Wasiirka warfaafinta XFS, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay inuu jiro guddi la yiraahdo golaha iskaashiga labada dal, iyagoo iska kaashan doono dhinacyada socdaalka, dhaqaalaha, ganacsiga iyo waxyaabo kale oo dan u ah dhinacyada, wuxuuna sheegay inay ka wada hadli doonaan labada madaxweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts