HomeWararDowladda Federaalka oo Hay’adda Socdaalka Aduunka kala hadashay Arrin muhiim ah

Dowladda Federaalka oo Hay’adda Socdaalka Aduunka kala hadashay Arrin muhiim ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha,. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee Haya’adda Socdaalka Aduunka ee (IOM) Amy Pope. Kulanka oo ay sidoo kale qayb ka ahaayeen, xubno ka tirsan IOM, sida Kristin Dadey, Maxamed Cabdikhayr, Saciid Sheekh Cabdi iyo Frantz Celestin, ayaa looga […]

- Advertisement -

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha,. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee Haya’adda Socdaalka Aduunka ee (IOM) Amy Pope.

Kulanka oo ay sidoo kale qayb ka ahaayeen, xubno ka tirsan IOM, sida Kristin Dadey, Maxamed Cabdikhayr, Saciid Sheekh Cabdi iyo Frantz Celestin, ayaa looga hadlay kor u qaadista ka jawaabista gurmadka degdegga ah ee Abaaraha baahsan ee ka jira dalka.

- Advertisement -

Dhinacyadu waxa ay isla-garteen muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah loo wajaho xal raadinta mushkiladda abaaraha ee soo noqnoqday, in la fududeeyo socdaalka gargaarka iyo in dunida loogu baaqo degdeg uga jawaabista wax-yeellada ka dhalatay isbeddelka cimilada.

Ergayga ayaa marwo Amy Pope oo waftigeda IOM, u soo jeediyay in diiradda la saaro sidii looga faa’iideysan lahaa heshiiskii lagu qaaday xayiraadda Ruushka ee dekedaha Ukraine, gargaar miisaan lehna loo gaarsiin lahaa dadka abaartu saameysay, si looga badbaado macluusha daran ee la saadaalinayo.

Ergeyga ayaa si mug leh uga mahad-celiyay kaalinta laxaadka leh ee Haya’adda Socdaalka Aduunka ee (IOM) ka gaysaneyso gurmadka abaaraha iyo guud ahaan iskaashiga iyo wadashaqaynta hagar la’aaneed ee kala dhaxeysa Dowladda Soomaaliya..

Latest stories