HomeWararMadaxweyne Cali Guudlaawe oo soo gaaray Muqdisho iyo soo dhaweyn loo sameeyay

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo soo gaaray Muqdisho iyo soo dhaweyn loo sameeyay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Cali Guudlaawe  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Wasiiro, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, xubno labada gole ee Hirshabeelle, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Cali Guudlaawe  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Wasiiro, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, xubno labada gole ee Hirshabeelle, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa Muqdisho u yimid ka qeybgalka Shirka Madasha Wadatashiga ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo looga hadli doono arrimaha amniga iyo abaaraha ka jira guud ahaan dalka.

Madaxweyneyaasha kale ee maamulada Puntland, Koonfur Galbeed, iyo Galmudug ayaa la filayaa inay iyaguna Maanta soo gaaraan Magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan Shirka oo maalmaha soo socda ka furmaya Caasimadda dalka.

Latest stories