HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay safarkii uu ku yimid Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay safarkii uu ku yimid Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Maanta soo gaaray Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay ujeedka safarkiisa uu ku yimid Magaalada. Madaxweyne Axmed Madoobe oo si kooban warbaahinta ula hadlay ayaa marka hore ka mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran ee Garoonka Aadan Cadde ugu sameeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Maanta soo gaaray Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay ujeedka safarkiisa uu ku yimid Magaalada.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo si kooban warbaahinta ula hadlay ayaa marka hore ka mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran ee Garoonka Aadan Cadde ugu sameeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka oo isugu jiray Xildhibaano iyo Wasiiro.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in uu Muqdisho u yimid ka qeybgalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo diirada lagu saarayo arimaha amniga dalka iyo sidii shacabka Soomaaliyeed iyo heerarka kala duwan ee Dowlada Soomaaliyeed ay ugu diyaar garoobi lahayeen isku tashi amni si xal looga gaaro dhibaatada amniga Soomaaliya.

Madaxweyneyaasha kale ee maamulada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda soo gaaaran Muqdisho, si ay uga qeyb galaan Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ka qabsoomaya caasimadda.

Shirka u dhaxeeya DFS iyo dowlad Goboleedyada ayaa ku soo aaday, iyadoo mad madow uu ka dhex jiro qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada iyo dowladda, waxaana qaar kamid ah madaxda maamulada ay dhaliilsan yihiin hab-maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh.

Latest stories