HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddoomiye Maxkamad Degmo (Wareegto)

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddoomiye Maxkamad Degmo (Wareegto)

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Guriceel loogu magacaabay Xasan Cabdullaahi Cali, waxaana magacaabistiisa lagala tashay Madxweyne ku-xigeenka Galmudug. Maamulka degmada Guriceel iyo laamaha kala duwan ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Guriceel loogu magacaabay Xasan Cabdullaahi Cali, waxaana magacaabistiisa lagala tashay Madxweyne ku-xigeenka Galmudug.

- Advertisement -

Maamulka degmada Guriceel iyo laamaha kala duwan ee ammaanka degmadaas ayaa laga dalbaday inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Guriceel, si loo dardar-geliyo howlaha adeega Garsoorka oo ay u baahan yihiin dadka deegaanka.

Hoos ka Akhriso wareegtada magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda Guriceel

Latest stories