HomeWararAbdimajid Osman oo Dalsan uga warramay hoobiyeyaal kusoo dhacay Xarunta Golaha Shacabka

Abdimajid Osman oo Dalsan uga warramay hoobiyeyaal kusoo dhacay Xarunta Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha ban’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Abdimajid Osman ayaa innooga warbixiyay khasaaraha gaar ahaaneed ee ka soo gaaray Ergeyga hoobiyayaal ku dhacay xarruunta Golaha Shacabka. Agaasime Abdimajid Osman ayaa sheegay in laba askari oo ka tirsan ilaalada gaarka ah ee Ergeyga ay ku dhaawacmeen […]

- Advertisement -

Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha ban’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Abdimajid Osman ayaa innooga warbixiyay khasaaraha gaar ahaaneed ee ka soo gaaray Ergeyga hoobiyayaal ku dhacay xarruunta Golaha Shacabka.

Agaasime Abdimajid Osman ayaa sheegay in laba askari oo ka tirsan ilaalada gaarka ah ee Ergeyga ay ku dhaawacmeen hoobiyayaashaas, mid ka mid ahna ay xaaladdiisa caafimaad aad u darran tahay.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale sheegay in hadda lagu tacaalayo xaaladdooda isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, waxaana wareeysigaan la yeeshay wariyaheena Cabdiwaxiid.

Latest stories