HomeWararGuddoomiyaha cusub ee Degmo ka tirsan Gobolka Bakool oo Maanta la doortay

Guddoomiyaha cusub ee Degmo ka tirsan Gobolka Bakool oo Maanta la doortay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddoomiyaha cusub ee degmadaas, waxaana doorashada dhacday ku tartamay laba Musharax. Xubnaha Golaha deegaanka degmada Xudur ayaa doortay Guddoomiyaha degmadaas, oo ay doorashadiisa ay ku tartameen laba Musharax oo kala ahaa Cumar Cabdullaahi Maxamuud oo loo yaqano Atuu iyo […]

- Advertisement -

Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddoomiyaha cusub ee degmadaas, waxaana doorashada dhacday ku tartamay laba Musharax.

Xubnaha Golaha deegaanka degmada Xudur ayaa doortay Guddoomiyaha degmadaas, oo ay doorashadiisa ay ku tartameen laba Musharax oo kala ahaa Cumar Cabdullaahi Maxamuud oo loo yaqano Atuu iyo Maxamed Macalin Axmed.

- Advertisement -

Doorashada ayaa waxaa ku guuleystay oo Guddoomiyaha cusub ee degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Gobolka Bakool loo doortay inuu noqdo Cumar Cabdullaahi Maxamuud oo helay Codad gaaraya 17 Cod, halka Maxamed Macalin uu helay 10 Cod.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goobjoog ka ahaa doorashadii dhacday, waxaana Musharaxa laga guuleystay ee Maxamed Macalin Axmed uu ahaa Guddoomiyihii hore ee degmadaas Xudur.

Latest stories