HomeWararDFS oo ka qeyb galeysa Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika oo...

DFS oo ka qeyb galeysa Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika oo Maanta furmaya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Shirka lixaad ee heerkiisu sarreeyo ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare, kuwa Dastuuriga ah iyo Goleyaasha Dastuuriga ah ee Afrika ayaa Maanta oo sabti ah ka furmaya Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa hannaan hufnaanta xukunka Maxkamadeedka, Isdhaafsiga waayo aragnimada Garsoorayaasha Afrika iyo sidii wada shaqeyn buuxda u dhexmari lahayd Garsoorayaasha […]

- Advertisement -

Shirka lixaad ee heerkiisu sarreeyo ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare, kuwa Dastuuriga ah iyo Goleyaasha Dastuuriga ah ee Afrika ayaa Maanta oo sabti ah ka furmaya Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar.

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa hannaan hufnaanta xukunka Maxkamadeedka, Isdhaafsiga waayo aragnimada Garsoorayaasha Afrika iyo sidii wada shaqeyn buuxda u dhexmari lahayd Garsoorayaasha dalalka.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee dalalka Afrika, waxaana dowladda Federaalka Soomaaliya uga qeyb galaya Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.

Dowladda Masar ayaa inta badan martigelisa shirkan, waxayna muhiimadu tahay sidii iskaashi iyo wada shaqeyn buuxda u dhexmari lahayd Garsoorayaasha dalalka Afrika, iyadoo la soo gaba gabeyn doono shirka maalinta berri oo Axad ah.

Latest stories