HomeWararMadaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Masar oo khadka Telefoonka wada-hadal ku yeeshey

Madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Masar oo khadka Telefoonka wada-hadal ku yeeshey

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu khadka Telefoonka wada-hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Masar Cabdifitaax Al-siisi. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay inta uu socday xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal, Iskaashiga iyo qodobo kale, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Madaxtooyada Masar, Danjire Basaam Raadi oo Qoraal kooban soo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu khadka Telefoonka wada-hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Masar Cabdifitaax Al-siisi.

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay inta uu socday xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal, Iskaashiga iyo qodobo kale, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Madaxtooyada Masar, Danjire Basaam Raadi oo Qoraal kooban soo saaray.

- Advertisement -

Faah faahin intaas ka badan lagama helin kulankii khadka Telefoonka ku yeesheen  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalkaas Masar Cabdifitaax Al-siisi.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii dib loogu doortay xilka waxaa uu booqasho rasmi ah ku tegay Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, isagoo halkaas kulamo miro dhal ah kula soo qaatay Madaxweyne Al-siisi.

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar ayaa waxaa ka dhexeeya xiriirka taariikhi ah oo ku saleysan dhinacyo kala duwan, sida arrrimaha Iskaashiga iyo horumarinta waxbarashada dalka iyo arrimo kale oo dhowr ah.

Latest stories