HomeWararMuxuu yahay ujeedka safaro uu Qoorqoor ku marayo degaano ka tirsan Galmudug

Muxuu yahay ujeedka safaro uu Qoorqoor ku marayo degaano ka tirsan Galmudug

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud, ayaa shalay waxa uu safarkiisa ku soo maray deegaanka Ardo, halkaas oo uu kula kulmay odayaasha iyo waxgaradka deegaaka Ardo. Odayaasha iyo wax garadka deegaanka ayaa madaxweynaha waxaa uu ka dhagaystay warbixinno iyagoona odayaasha […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud, ayaa shalay waxa uu safarkiisa ku soo maray deegaanka Ardo, halkaas oo uu kula kulmay odayaasha iyo waxgaradka deegaaka Ardo.

Odayaasha iyo wax garadka deegaanka ayaa madaxweynaha waxaa uu ka dhagaystay warbixinno iyagoona odayaasha xusay in dadka deegaanka ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada.

- Advertisement -

Safarka madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye uu ku marayo deegaanadaas ayaa daaran u diyaar garowga dowlad iyo shacabba sidii deegaanadaas looga saari lahaa Al-shabaab oo qeybo kamid ah deegaanada Galmudug ku sugan.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa socdaal ku tagay deegaanka Cada Kibir ee Gobolka Galgaduud, deegaankaas oo ay Al-shabaab ka jareen Isgaarsiinta iyo biyaha, kadib markii ay miinooyin ku xereen xarumaha Isgaarsiinta iyo ceel biyood.

Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xusay Galmudug ay had iyo goor garab taagantahay shacabka u hiillan inay iska dulqaadaan Al-shabaab.

Latest stories