HomeWararDEG DEG: Qarax xoogan oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Baraawe

DEG DEG: Qarax xoogan oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Baraawe

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in halkaas  goor dhow uu ka dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafaddaha ku yaalla Magaaladaas. Qaraxa oo ahaa sida la tilmaamay mid gaari ayaa ka dhacay boosteejada Koonyo Barow ee ku taalla Magaalada Baraawe, waxaana […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in halkaas  goor dhow uu ka dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafaddaha ku yaalla Magaaladaas.

Qaraxa oo ahaa sida la tilmaamay mid gaari ayaa ka dhacay boosteejada Koonyo Barow ee ku taalla Magaalada Baraawe, waxaana xilligaas ka jiray mashquul farabadan, lagana rarayey gaadiid kusii jeeday degaano ka tirsan Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Dad ayaa kusoo warramay in qaraxa kadib Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Magaalada ay fureen rasaas xoogan, taasina ay dadka kusii diray jahwareer xoogan, lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaas dhacay.

La soco wixii kusoo kordha qaraxaan ka dhacay Magaalada Baraawe

Latest stories