HomeWararDowladda Somalia iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay xoojinta Arrimaha Iskaashiga

Dowladda Somalia iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay xoojinta Arrimaha Iskaashiga

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka ayaa waxayn ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, loona dardargelin lahaa fulinta qorshaha kala guurka. Wasiir Cabduqaadir Jaamac ayaa uga mahad celiyay Midowga garab istaaga ay u muujiyeen Midowga Yurub […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann.

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka ayaa waxayn ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, loona dardargelin lahaa fulinta qorshaha kala guurka.

- Advertisement -

Wasiir Cabduqaadir Jaamac ayaa uga mahad celiyay Midowga garab istaaga ay u muujiyeen Midowga Yurub iyo doorkooda ku aadan dib u dhiska dalka Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in dowladda Federaalka ay ka taageeraan dhinacyo kala duwan.

Midowga Yurub ayaa dowladda Federaalka ka taageera dhinacyo kala duwan oo ay kamid yihiin qorsheyaasha dib u habeynta hannaanka maaliyadeed ee dalka, tababarada Ciidamada, Amniga iyo shuruudaha ku xeeran arrimaha deyn cafinta ee dalka.

Latest stories