HomeWararWaxyeellada daadadka Pakistan ku dhuftay oo isa soo taraya

Waxyeellada daadadka Pakistan ku dhuftay oo isa soo taraya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiir ka tirsan xukuumadda Pakistan ayaa sheegay in daadadka ba’an ee ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ee dalkaasi ka da’ ay yihiin musiibadii ugu xumayd ee is beddelka cimiladu uu sababu. Wasiirka oo lagu magacaabo, Ahsan Iqbal, ayaa sheegay in soddon iyo saddex milyan oo qof ay dadadku saameeyen in ka badan hal milyan oo […]

- Advertisement -

Wasiir ka tirsan xukuumadda Pakistan ayaa sheegay in daadadka ba’an ee ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ee dalkaasi ka da’ ay yihiin musiibadii ugu xumayd ee is beddelka cimiladu uu sababu.

Wasiirka oo lagu magacaabo, Ahsan Iqbal, ayaa sheegay in soddon iyo saddex milyan oo qof ay dadadku saameeyen in ka badan hal milyan oo gurina ay waxyeelo soo gaartay.

- Advertisement -

Ugu yaraan labo kun labo boqol iyo konton qof ayaa ku dhintay guudahaan dalka Pakistan. Wasiir Iqbal ayaa sheegay in Pakistan aysan haysan dhaqaale ay wax kaga qabato dhibaatada. Saraakiisha mid ka mid ah meelaha ugu daran ee ay dhibaatadu ka dhacday – degmada koonfurta ee Daadu – ayaa sheegay in rubac milyan qof oo kale ay hadda halis ugu jiraan heerka biyaha oo sare u kacaya.

Hay’adaha gargaarka ayaa ka digaya cudurro ka dhasha deegaannada daadadku halakeeyeen. Sidoo kale dadka ku barakacay fatahaadaha ayaan haysan hooy iyo cunto ku filan.

Latest stories