HomeWararQaramada Midoobay oo shaacisay in kumannaan Soomaali ah ay qarka u saaran...

Qaramada Midoobay oo shaacisay in kumannaan Soomaali ah ay qarka u saaran yihiin Macluul daran

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka ku nool qeybo kamid ah Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin macluul. Waxey intaa ku dartey hey’adda in loo baahan yahay gurmad degdeg ah, inta aanay xaaladdu ka sii darin. Meelaha ugu daran waxaa ka mid ah deegaannada Koofur Galbeed. Dad kasoo barakacay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, […]

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka ku nool qeybo kamid ah Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin macluul.

Waxey intaa ku dartey hey’adda in loo baahan yahay gurmad degdeg ah, inta aanay xaaladdu ka sii darin. Meelaha ugu daran waxaa ka mid ah deegaannada Koofur Galbeed.

- Advertisement -

Dad kasoo barakacay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, ayaa maalmihii la soo dhaafay waxey gaarayeen magaalada Xudur ee gobolkaasi, halkaasi oo ay dhowaan dagaallo ka dhaceen.

Qaar kamid ah dadkaasi oo BBCda la hadlay, ayaa waxay sheegeen inay dhib badan a soo mareen, sidii ay Xudur ku soo gaareen.

Dadkaas waxaa ka mid ah Maryan Cumar Maxamed. Mar ay la hadashey BBC-da, ayaa waxay sheegtay in dhowr iyo toban maalmood ay safar kusoo jirtay, ayna ilaaiyo hadda helin gargaarkii ay u baahnayd “Gaajadii aan kasoo cararnay mid ka daran ayaan la kulannay” ayay tiri Maryan Cumar.

- Advertisement -

Abaaraha ka jira dalka ayaa saameyn ku yeeshay Kumannaan Soomaali ah oo haatan la sheegay in ay wajahaayaan xaalado nololeed oo aad u liita.

Latest stories