HomeWararDowladda Turkiga oo war kasoo saartay Weerarkii lagu laayay dadkii shacabka ahaa

Dowladda Turkiga oo war kasoo saartay Weerarkii lagu laayay dadkii shacabka ahaa

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadaly weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay Degaanka Afar Irdood oo u dhexeeya Degmooyinka Baladwweyne iyo Maxaas oo ka wada tirsan Gobolka Hiiraan. Qoraal kasoo baxay Safaaradda Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda dalkaasi Turkiga ay aad uga xuntahay […]

- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadaly weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay Degaanka Afar Irdood oo u dhexeeya Degmooyinka Baladwweyne iyo Maxaas oo ka wada tirsan Gobolka Hiiraan.

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda dalkaasi Turkiga ay aad uga xuntahay weerarkaasi khasaaraha badan dhaliyay ee ay ku dhinteen dadka shacabka ahi.

- Advertisement -

Waxaa ay sheegtay Safaaaddu in ay cambaaraysanyso falkaasi ay Al-Shabaab ku kaceen, sidoo kalena waxaa ay caafimaad deg deg ah u rejaysay dadkii ku dhaawacmay weerarkii shalay ka dhacay inta u dhaxaysa Baladweyne iyo maxaas.

Weerarkii Al-Shabaab ay ka fuliyeen degaanka Afar irdood ayaa ahaa mid aad u khasaare badan, waxaana ku dhintay dad rayid ah oo tiradoodu ka badan tahay sida la sheegay 21 ruux, waxaana ku dhaawacmay tiro intaa ka badan, halka laga gubay gaadiid u rarnaa oo gaaraya ilaa sagaal Gaari oo siday raashin iyo Alaaabo kale.

Latest stories