HomeWararDhambaal laga siday Xasan Sheekh oo la gaarsiiyay Boqorka Dalka Baxrayn

Dhambaal laga siday Xasan Sheekh oo la gaarsiiyay Boqorka Dalka Baxrayn

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ergayga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha ayaa maanta dhanbaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Dawladda Federaalka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aaddan gurmadka abaaraha gaarsiiyay Boqorka Dalka Baxrayn, Xamad Bin Ciisa. Ergeyga ayaa waxaa dhanbaalka ka guddoomay Raysalwasaaraha dalka, ahna dhaxalsugeha Boqorka, Salmaan Bin Xamad. Ergeyga ayaa faahfaahin dheeri ah ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergayga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha ayaa maanta dhanbaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Dawladda Federaalka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aaddan gurmadka abaaraha gaarsiiyay Boqorka Dalka Baxrayn, Xamad Bin Ciisa.

Ergeyga ayaa waxaa dhanbaalka ka guddoomay Raysalwasaaraha dalka, ahna dhaxalsugeha Boqorka, Salmaan Bin Xamad. Ergeyga ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey xaalada ba’an ee saamaynta abaarahu ku yeelatay in ka badan 7.7 Malyan oo Soomaali ah, iyo sidii ay dawladda Baxrayn gacan uga gaynsan lahayd gurmadka abaaraha.

- Advertisement -

Dawlada Baxrayn ayaa ballan qaadday in ay gacan ka gaysan doonto gurmadka abaaraha, iyada oo uu dhinaca kalena,  Raysalwasaaruhu kaga tacsiyeeyey dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed xasuqii ay AL-Shabaab ka gaysteen Gobolka Hiiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts