HomeWararAadan Madoobe oo ka hadlay Weerarkii AL-Shabaab ka gaysteen Gobolka Hiiraan

Aadan Madoobe oo ka hadlay Weerarkii AL-Shabaab ka gaysteen Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)  ayaa cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku laayeen dad rayid ah iyagoo gubay hantidii ay wateen. Aadan Madoobe ayaa sheegay inuu cambaaraynayo weerarkaasi khasaaraha badand haliyay ee Al-Shabaab ka gaysteend egaanka Afar Irdood ee Gobolka Hiirran. “Waxaan cambaareynayaa weerarkaasi Al-Shabaab ku laayeen dad rayid […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)  ayaa cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku laayeen dad rayid ah iyagoo gubay hantidii ay wateen.

Aadan Madoobe ayaa sheegay inuu cambaaraynayo weerarkaasi khasaaraha badand haliyay ee Al-Shabaab ka gaysteend egaanka Afar Irdood ee Gobolka Hiirran.

- Advertisement -

“Waxaan cambaareynayaa weerarkaasi Al-Shabaab ku laayeen dad rayid ah, kuna gubeen hantidooda, deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle”  ayuu yiri Guddoomiye Sheekh Aadan.

Guddoomiyaha ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo xigtadii ay ka baxeen dadkaasi shacabka ahaa, wuxuuna Alle ugu baryey in Janadii Firdowso ka waraabiyo.

Latest stories