HomeWararDalka Urdun oo laga diiwaan galiyay in ka badan 65 kiis oo...

Dalka Urdun oo laga diiwaan galiyay in ka badan 65 kiis oo dhimasho ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Booliska dalka Uerrdun ayaa sheegay in 65 kiis oo dhimasho dad isdilay ah la diiwaan geliyay lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan, kuwaasoo ka ah 45 rag ah iyo 20 dumar ah. Tirada ayaa la sheegay in intaas ay kasii badan karto. Dhanka isku dayga is dilka, marka loo eego tirakoobka Waaxda Xeer Ilaalinta Guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska dalka Uerrdun ayaa sheegay in 65 kiis oo dhimasho dad isdilay ah la diiwaan geliyay lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan, kuwaasoo ka ah 45 rag ah iyo 20 dumar ah. Tirada ayaa la sheegay in intaas ay kasii badan karto.

Dhanka isku dayga is dilka, marka loo eego tirakoobka Waaxda Xeer Ilaalinta Guud ee magaalada Camaan, siddeedii bilood ee ugu horeysay sanadkan, 117 isku day isdil ah ayaa laga diiwaan geliyay caasimadda.

- Advertisement -

Warbaahinta maxaliga ah ee Urdun ayaa tebisay in agaasimaha daawada ee Cisbitaalada Al-Bashiir, Dr. Raed Al-Momani, uu sheegay in is dilida neef isku dhejinta ay tahay habka ugu badan ee ay dadku isticmaalaan.

Hababka kale waxa ay isugu jireen in meel sare la’iska soo tuuro, daawooyin iyo sunta cayayaanka la cuno, ama gaaska sunta ah oo la nuugo.

Sababaha isdilka waxaa badanaa loo aaneeyaa dhibaatooyinka nafsiyeed ee bulshada ama dhaqaalaha.

- Advertisement -

Saboolnimada, shaqo la’aanta iyo dhibaatooyinka qoyska ayaa ka sii dari kara dhibaatooyinka nafsiga ah.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts