HomeWararAl-Shabaab oo war kasoo saaray weerar ay ka gaysteen Gobolka Hiiraan

Al-Shabaab oo war kasoo saaray weerar ay ka gaysteen Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Al shabaab, ayaa ka hadlay dadka lagu laayey gobolka Hiiraan, iyagoo sheegay iney halkaasi ku dileen maleeshiyaad ka tirsan Macawiisleeyda. Waxey intaa ku dareen Al Shabaab, iney sidoo kale gubeen gawaari ka baxday magaalada Baladweyne, oo sida ay sheegeen u waday sahay iyo saanad maleeshiyaadka Macawiisleyda. Hase yeeshee, dadka deegaanka oo la hadlay BBC-da, ayaa […]

- Advertisement -

Al shabaab, ayaa ka hadlay dadka lagu laayey gobolka Hiiraan, iyagoo sheegay iney halkaasi ku dileen maleeshiyaad ka tirsan Macawiisleeyda.

Waxey intaa ku dareen Al Shabaab, iney sidoo kale gubeen gawaari ka baxday magaalada Baladweyne, oo sida ay sheegeen u waday sahay iyo saanad maleeshiyaadka Macawiisleyda.

- Advertisement -

Hase yeeshee, dadka deegaanka oo la hadlay BBC-da, ayaa sheegay in Shabaab ay laayeen dad rayid ah.

Alshabaab ayaa waayadan ka waday hawlgallo gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

Toddobaadkii hore, ayey weerareen Alshabaab tuulooyin katirsan Galgaduud iyo Mudug, iyagoo burburiyey xarumo isgaarsiineed iyo ceelasha biyaha.

Latest stories