HomeWararWasiirka Amniga oo Odayaasha dhaqanka u diray farriin ku aaddan dagaalka Al-Shabaab

Wasiirka Amniga oo Odayaasha dhaqanka u diray farriin ku aaddan dagaalka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirka Wasaaraffa Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalka ay iclaamiyeed dowladda ee looga hortagayo AL-Shabaab. Wasiirka oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay lagama maarmaar tahay In dadka laga talogaliyo sidii la isaga qaadi lahaa waxyeelada Al-Shabaab. Wasiirka Wasaaraffa […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaraffa Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalka ay iclaamiyeed dowladda ee looga hortagayo AL-Shabaab.

Wasiirka oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay lagama maarmaar tahay In dadka laga talogaliyo sidii la isaga qaadi lahaa waxyeelada Al-Shabaab.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaraffa Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi  ayaa ka dhawaajiyay in qorshaha dowladda uu salka ku hayo sidii odayaasha dhaqanka  ay u muujin lahaayeen doorka kaga aadan soo celinta xasiloonida iyo guud ahaan horumarka dalka.

Wasiirku,waxa uu qeybaha bulshada iyo dhaqankooda ka codsaday in dagaalka ka dhanka ah ee Alshabaab ee Dowladdu waddo ay ka qayb qaatan.

Latest stories