HomeWararWasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Wakiilo heer sare ah oo ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Wakiilo heer sare ah oo ka socda safaaradda Norway

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay wakiilo heer sare ah oo ka socda safaaradda Norway ee Soomaaliya. Wakiilada ka socday Safaaradda Norway ee Soomaaliya waxaa hogaaminayay Madaxa Safaarada Mr. Haakon Svane, waxaa looga wada hadlay Arrimaha Xasilinta, Dib-uheshiisiinta iyo Barnaamijyada horumarinta ee Dowlada Norway ay ka […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay wakiilo heer sare ah oo ka socda safaaradda Norway ee Soomaaliya.

Wakiilada ka socday Safaaradda Norway ee Soomaaliya waxaa hogaaminayay Madaxa Safaarada Mr. Haakon Svane, waxaa looga wada hadlay Arrimaha Xasilinta, Dib-uheshiisiinta iyo Barnaamijyada horumarinta ee Dowlada Norway ay ka wado Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda ayaa bogaadiyay Kaalinta ay dawladda Norway ka qaadatay Arrimaha Xasilinta iyo Dib-uheshiisiinta,dhismayaasha dawladaha hoose isagoona balan qaaday in ay si dhow ula shaqayn doonaan Hay’addaha fuliya mashaariicda ay dalka ka wado dawlada Norway.

Latest stories