HomeWararMuxuu yahay Dhambaalka laga siday Madaxweyne Xasan Sheekh ee la gaarsiiyay Amiirka...

Muxuu yahay Dhambaalka laga siday Madaxweyne Xasan Sheekh ee la gaarsiiyay Amiirka Qatar?

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud gaarsiiyay Amiirka Qatar. Ergeyga oo casuumad rasmi ah ku tegay dalka Qatar maalintii shalay ayaa maanta kulan la qaatay wasaaradda Arrimaha debedda, isaga oo u gudbiyay […]

- Advertisement -

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud gaarsiiyay Amiirka Qatar.

Ergeyga oo casuumad rasmi ah ku tegay dalka Qatar maalintii shalay ayaa maanta kulan la qaatay wasaaradda Arrimaha debedda, isaga oo u gudbiyay dhambaal qoraal ah oo uu ka siday madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud kaas oo ku aaddanaa sidii Dowladda Qatar uga qeybqaadan lahayd gurmadka Abaaraha Soomaaliya ku dhuftay.

- Advertisement -

Ergeyga ayaa ka sokoow dhambaalka uu gudbiyay waxa uu si faahfaahsan uga warramay Amiirka xaaladda daran ee ka dhalatay abaarta ka taagan waddanka.

Latest stories