HomeWararAl-Shabaab oo Weeraray degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Al-Shabaab oo Weeraray degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerareen deegaanno hoos taga degmadaasi. Kooxda aya qarax ku burburiyay ceelasha biyaha iyo xaruumaha shirkadaha isgaarsiinta ay ku leeyihiin halkaa,mana jiro khasaare nafeed oo ka dhashay. Maxamed Cabdullahi Muuse, guddoomiyaha degmada Baxdo,ayaa BBC-da u sheegay in Al-shabaab ay […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerareen deegaanno hoos taga degmadaasi. Kooxda aya qarax ku burburiyay ceelasha biyaha iyo xaruumaha shirkadaha isgaarsiinta ay ku leeyihiin halkaa,mana jiro khasaare nafeed oo ka dhashay.

Maxamed Cabdullahi Muuse, guddoomiyaha degmada Baxdo,ayaa BBC-da u sheegay in Al-shabaab ay weerarka soo qaadeen xalay saqdii dhexe iyagoo beegsaday dhowr tuulo.

- Advertisement -

Wuxuu intaa ku daray in maadaama ceelashii laga qarxiyay dadka deegaanka ay arrintaasi saameyn ku yeellan karto maadama lagu jiro xilli adag oo abaari ay jirto.

Horey Baxdo waxaa uga dhacay weeraro Al-shabaab ku qaadeen oo gaystay khasaare isugu jira naf iyo maal.

Latest stories