HomeCaalamkaWasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo ka arrinsanaya sidii Ukraine...

Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo ka arrinsanaya sidii Ukraine loogu samayn lahaa Xarun Tababar

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa ku shiraya Jamhuuriyadda Czech-ga, iyadoo wasiirada difaaca lagu wado inay ka wada hadlaan sidii dalka Ukraine looggu samayn lahaa xarun dhexe oo lagu tababaro ciidanka reer Ukraine. Khuburo gaarka ah, ayaa in muddo ah tababarayay ciidamada Ukraine, kuwaasoo u badnaa kuwa ku shaqeeya hub cusub. Laakiin madaxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa ku shiraya Jamhuuriyadda Czech-ga, iyadoo wasiirada difaaca lagu wado inay ka wada hadlaan sidii dalka Ukraine looggu samayn lahaa xarun dhexe oo lagu tababaro ciidanka reer Ukraine.

Khuburo gaarka ah, ayaa in muddo ah tababarayay ciidamada Ukraine, kuwaasoo u badnaa kuwa ku shaqeeya hub cusub.

- Advertisement -

Laakiin madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell, ayaa sheegay inuu rajaynayo in “tababar heer sare ah” lasiinayo ciidamada Ukraine.

Waxa uu intaa kud darey in nidaamka dhexe ee tababarka uu u ogolaanayo khuburada Midowga Yurub inay noqdaan kuwa saadaaliya dagaalka, iyadoo dhanka kalana ay tahay inay u fidiyaan taageero xooggan reer Ukraine.

Dhanka kale, wasiirrada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, ayaa sidoo kale lagu wadaa inay kulmaan toddobaadkan, iyadoo kulankooda lagu soo bandhigi doono dood la xiriirta xannibaadaha fiisaha ee muwaadiniinta Ruushka.

- Advertisement -

Xubnaha Midowga Yurub, ayaa la filayaa inay kasii wadayaan doodaha caasimadda Czech-ga ee Prague illaa iyo maalinta Arbacada ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts