HomeWararWasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay wafdi kasocday Hey'adda Caalamiga ee Nabad dhiska

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mud. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (International Organization for Peace Building). Wafdigaan uu hogaaminayey Mudane Axmed A. Cabdullaahi ayaa Wasiirka lawadaagay shaqooyinka ay soo qabteen, guulihii ay ka gaareen iyo shaqooyinka hortabinta u leh oo ay doonayaan in […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mud. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (International Organization for Peace Building).

Wafdigaan uu hogaaminayey Mudane Axmed A. Cabdullaahi ayaa Wasiirka lawadaagay shaqooyinka ay soo qabteen, guulihii ay ka gaareen iyo shaqooyinka hortabinta u leh oo ay doonayaan in Wasaaradda ay kala shaqeeyaan.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa ugu mahadceliyay Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (International Organization for Peace Building) shaqooyinka ay kasoo qabteen Gobalada Dalka, isagoona carabka ku adkeeyay in ay Wasaaradda si dhaw ula shaqeyn doonta, iyadoona xooga lasaaraayo hal kudhiga Dowladda ee ah (Soomaali heshiis ah, Dunidana Heshiis la ah).

Ugu dambeyn Wasiirka iyo Wafdiga ayaa isla gartay in lasii xoojiyo wada shaqeynta ka dhaxaysa Wasaaradda iyo Hey’adda si horumar lataaban karo loogu gaaro qorshayaasha hortabinta u leh Wasaaradda oo ay ugu horeeyaan Xasilinta Deegaanada laga Al-shabaab iyo dhismayaasha Dowladaha hoose.

Latest stories