HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo u amba-baxay Koofur Afrika iyo ujeedka Safarkiisa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u amba-baxay Koofur Afrika iyo ujeedka Safarkiisa

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Frderaalka Soomaaliya, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika isagoo uga qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha baarlamaannadda Afrika ee (Pan-African Parliament). Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika uu shirka ku soo bandhigi […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Frderaalka Soomaaliya, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika isagoo uga qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha baarlamaannadda Afrika ee (Pan-African Parliament).

Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika uu shirka ku soo bandhigi doona horumarinta Golaha Shacabka BJFS iyo sidii wada shaqeyn buuxda u yeelan lahaayeen Baarlamaanka Afrika iyo kan Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Latest stories